Muuqaallo
9 Qaaciddo ee Qaabeeysa Xiriirka Ay Caruurtu La Yeeshaan Waalidkood & Bulshada Inteeda Kale

Barbaarinta wanaagsan waxay kaalin ka ciyaartaa bulsho tayo sare leh iney soo baxdo, oo dhaqan wanaagsan.
Hadaba, waxaan idiin soo gurbineynaa 9 qaaciddo ee muhiimka u ah xiriirka ubadka iyo waalidkood isla markaana qaabaysa dhaqan caruurta ee bulshada kale.