arrimaha bulshadaWararka

Madaxweyne Putin Muxuu Ka Yiri Sawirka Caanka ah ee Uu “Madaxkutida” Saaran Yahay?

 

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka hadlay waxa uu ka leeyahay jiritaanka sawirka ay laabtiisu qaawan tahay madaxkutida uu dusha ka saran yahay ee caanka ah, waxa uu sheegay inuu sawirka arkay waxyaabo dhaqankiisa ku saabsanna uu ka hadlayo.

Wareysi gaar ah oo uu siiyay Janelka “NBC” ee dalka Mareykanka laga leeyahay ayaa waxa uu yiri, “Waan nastaa, waxaa jira sawirro badan oo dhanka shaqada ah, laakiin cid daneynaysaa ma jirto.”

Waxa uu intaa sii raaciyay : “Sawirka waan arkay aan madaxkutida saaranahay, sidaa weligay ma sameyn. Laakiin waa sawir jira.”

Maandeeq FM

Related Articles

Close