arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Gabar yar oo Hibadeeda Darteed Lo’du Usoo Kala Dheerayso!

 

Waxaa si aad ah Baraha-bulshada ugu faafay oo looga hadal hayaa Muuqaal gabar yar oo music kusoo jiidaneysan xayn lo’ ah oo la dhacsan waxay gabadhaa yari samaynayso.

Video-gan ayaa muujinaya in canugta yar marka ay music-ga bilaabayso agteeda wax lo’ ah aaney joogin oo ay meel fog ku daaqayaan.

Waxay ku talaggaleysaa iney lo’du u tilmaaddo, waxay u garaacaysaa qeybta ay ka helaan, isla markiiba lo’da si safdheer ah oo layaab leh ayay usoo galayaan dhageysiga music, iyagoon weliba xoog ugu soo dhawaaneyn laakiin ay u muuqato iney la dhacsan yihiin waxa ay dhagahoodu maqlayaan!.

Muuqaalka ayaa 3-cisho gudood ay ku daawadeen 4 milyan oo qof dad ku dhaw, iyadoo Nus-milyan qofina ay la dhaceen muuqaalka ay daawadeen oo aad u xiiso geliyay.

Halkan hoose ka daawo:

tag a friend and don’t say a word

A post shared by relatable and funny posts? (@cohmedy) on

Maandeeq FM

Related Articles

Close