Day: March 22, 2018
-
Wararka
Arday Dhigata “Dugsi Sare” oo Maktabad Buugaagta Lagu Akhristo Ka Furtay Buuhoodle
Da’yar dhigata dugsiyada sare ee Buuhoodle ayaa furay maktabaddii ugu horreeysay ee lagu akhristo buugaag kala duwan, iyagoon wax…
Read More » -
Wararka
Waa Kuwan Sababaha Ay Waajibka U Tahay In La Daa’imo Xiisadaha Jaamacadda
Marar badan, ma helno xamaasad ku filan oo nagu riixda inaan joogtaynno ka qaybgalka muxaadaraadka jaamacadaha, waxaa inoo sahlan…
Read More » -
Jaamacadaha
5 Tallaabood oo Aad Ku Gaari Karto Himilooyinkaaga Nolosha
Dadka intooda badani way yaqaanaan sida ay u dejistaan ahdaaf nololeed oo ku salaysan habka “SMART”, laakiin dhibaatada ay…
Read More » -
Wararka
Dhulgariir Afrika Labo Qaybood Ka Dhigay.. Soomaaliya oo Afrika Inteeda Kale Kasii Fogaaneysa!
Muuqaal lasoo dhigay shabakadda Internet-ka ayaa muujinaya dillaac ku yimid dhulka, isbedello dhulka hoostisa ah oo Bariga Afkrika ka…
Read More » -
Wararka
Cilmiga oo Usoo Dhawaanaya Aragtida Islaamka ee Nolosha iyo Geerida
Professor Robert Lantz oo ka tirsan jaamacadda Wake Forest ee gudaha dalka Mareykanka ayaa daaha-ka-roga xaqiiqo ku qarsooneyd daraasad…
Read More »