Day: April 15, 2018
-
Tiknoolojiyada
7 Macluumaad oo Ku Saabsan “Pavel Durov” Aasaasaha Telegram.. Waxaa Lagu Naaneysaa “Zuckerberg” Ruushka
Aragtida adduunka ayaa waxay ku sii jeeddaa Barta-bulshada ee Telegram-ka loo yaqaanno, kadib markii maxkamad Ruush-ka ku taallaa ay xukuntay…
Read More » -
Wararka
Waa Maxay Sababta Uu Arageennu u Awood Badan Yahay Labada Cir-guduud?
Khubarada Neuroscientists Jaamacadda Frankfurt, ayaa daahrogay in maskaxda aadanahu ay u diyaar garowdo labada cir-guduud ee subixii iyo habeenkii,…
Read More » -
Wararka
Ururka “WMO” oo Laalay Magacyada 4 Duufaan oo Baaba’ Badan Geystay
Ururka caalamiga ah ee saadaalinta hawada ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaanno (WMO), ayaa ku dhawaaqay inuu laalay magacayada 4…
Read More » -
Wararka
Gagarin: Cirbixiyeenkii Ugu Horreeyay Adduunka
Yuri Alekseyevich Gagarin waa cirbixiyeenkii ugu horreeyay ee ay u suuraggasho inuu ku duulo outer Space-ka hawada sare, dhulkana uu…
Read More » -
Wararka
Koonfur Afrika oo Aas Qaran u Sameysay “Hooyadii Ummadda”.. Mid Ka Mid ah Astaamihii La Dagaallanka Midab Kala Sooca
Malaayiin qof ayaa iskugu soo baxay dalka Koonfur Afrika si ay u sagootiyaan mid ka mid ah astaamihii la-dagaallanka midab…
Read More »