Day: April 22, 2018
-
arrimaha bulshada
Sucuudiga oo Mamnuucay Booqashada Buurta “Jabal Al-Nuur” ee Waxyigii Ugu Horreeyay Uu Ku Soo Dagay
Sucuudiga ayaa ka mamnuucay shirkadaha Xajka iyo Cumrada iney qorshahooda safarka ku soo daraan booqashada buurta “Jabal Al-Nuur” ee uu…
Read More » -
Wararka
Qiimaha Tifaftirka & Faafreebku u Leeyahay Qoraaga Da’da Yar
Qiimaha uu tifaftirka iyo faafreebku u leeyihiin qoraaga da’da yar ee Soomaaliyeed waa wax aan la qiyaasi karin, buugaagta ay…
Read More » -
arrimaha bulshada
Haweenaydii Ugu Da’da Weynayd Adduunka “Nabi Tajima” oo Geeriyootay
Nabi Tajima oo u dhalatay dalka Japan ahaydna haweenayda la aaminsan yahay iney ahayd qofkii ugu da’daweyn Adduunka ayaa Sabtidii…
Read More » -
Wararka
Dunida oo Maanta Looga Dabaaldagayo Maalinta Caalamiga ah ee “Dhulka”
Maalinta Dhulka waa maalin Caalami ah oo ujeedkeedu yahay in kor loo qaado wacyigelinta iyo xiisaha jawiga dabiiciga ah ee…
Read More » -
Wararka
Yoga oo La Filayo Iney Ka Mid Noqoto Maaddooyinka Waxbarasho ee Iskuulaadka Mareykanka
Wargeyska cilmi-nafsiga iyo maareynta anshaxa ee dalka Mareykanka ka soo baxa ayaa tilmaamay in waqti aan sidaa u sii…
Read More »