CaafimaadkaWararkaWaxbarashada

8 Faa’iido Caafimaad oo Laga Helo Bataatiga

 

Bataatiga macaan waxaa loo aqoonsan yahay inuu ka mid yahay cunnooyinka ugu muhiimsan ee ka hortagga u ah cudurrada, waxaa laga helaa vitamin kala duwan.

Bataatoga (Nooc ka mid ah baradhada oo ka baxda inta badan Koonfurta Soomaaliya) Faa’iidooyinka laga helo ee ugu muhiimsan waxaa ka mid ah:

-Wadna xanuunka ayuu ka hortagaa.

-Habdhiska difaaca jirka ayuu xoojiyaa.

-Heerka sonkorta ee dhiigga ayuu xakameeyaa.

-Calool xanuunka iyo calool majiirka ayuu dawo u yahay.

-Walwalka iyo daalka ayaa lagula dagaalamaa.

-Unugyada haragga ee dhinta ayuu jirka dibadda uga saaraa, haragga sare ayaa lagu iftiimiyaa.

-Caafimaadka ilmaha uurka ka jira ayuu u wanaagsan yahay, wuxuuna ka ilaaliyaa cilladaha dhalmada ee ay caruurta qaar ku dhashaan.

-Waxa uu ilaaliyaa caafimaadka maskaxda, waxayna uu ka ilaaliyaa cudurrada Dementia iyo Alzheimer.

https://twitter.com/carleke8/status/794845464499724288

Maandeeq FM

Related Articles

Close