WararkaWaxbarashada

Wariye Soomaaliyeed oo Ku Dhibaatoonaya Ku Dhawaaqista Magaca Mas’uul Chinese ah oo Baraha-bulshada Si aad ah Looga Hadalhayo

Waxaa si aad ah la iskula dhex marayay Baraha-bulshada muuqaal kooban oo si weyn dunida oo dhan looga daawaday, wariye Soomaaliyeed oo ku dhibaatoonaya ku dhawaaqista Magaca Mas’uul Chinese ah, mar uu ku jiray war uu si Live ah uga tabinayay telefishinka uu ka howlgalo.

Dhawaaqa magaca oo aad ugu adkaa dartee ayuu dhowr jeer ku soo celceliyay, iyadoo marka dambe la arkayo iney ku adkaaneyso inuu si sax ah ugu dhawaaqo magaca mas’uulka, waxaa taa ka sii darneyd saaxiibkiisii muuqaalka ka duubay ma’aanuu badbaadin, sida; inuu xayaysiin aado oo kale, inta magaca uu iska saxayo!.

                                Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka

Maandeeq FM

Related Articles

Close