UncategorizedWararkaWaxbarashada

Liiska Dowladaha Ugu Ciidanka Wanaagsan Adduunka 2018… Soomaliya oo Kaalintii Sanadkii Hore Hoos Uga Dhacday

Waxaa soo baxay liiska kala sarreynta ciidamada adduunka ee sanadka 2018, waxaa kaalinta Koowaad ku jira dowladda Mareykanka, halka dalkeenna Soomaaliya uu ka galay liiska kaalinta 132aad.

Warbixinta ayaa caado ahaan waxaa soo saara website-ka Mareykanka laga leeyahay ee la yiraahdo Globalfirepower ee ku takhasusay qiimaynta ciidamada adduunka.

Sida kala sarreynta liiska ku qoran waxaa kaalinta koowaad ku jira, Mareykanka, waxaa ku xiga Ruushka, China, India, France, UK, Konfur-Kuuriya, Japan, Turkey, Germany.

-Dawladda Ethiopia ayaa waxay ku jirtaa kaalinta 51aad, halka Kenya ay ku jirto kaalinta 85aad ee liiska kala sarreynta ciidama adduunka.

Liiska 10-dowladood ee ugu ciidanka fiican Adduunka

Liiska 10-dowladood ee ugu ciidanka hooseeya Adduunka

Maandeeq FM

Related Articles

Close