Month: May 2018
-
Wararka
Kuleylaha oo Saameyn Taban Ku Yeesha Ardayda Xilliga Gudashada Waajibaadka Imtixaanka -Daraasad Cusub
Daraasad lagu sameeyay Jaamacadda Harvard ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in cimillada kulul ay si taban u saameymeyso ardayda xilliga…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Maxey Tahay Sababta Loo Heli Waayey Makhluuqaadka ET ee Xidigaha Ku Nool?
Caalimka theoretical Physicist ah ee la yiraahdo Alexander Berezin ayaa daaha-ka-rogan sababaha noole duni kale ku nool loo heli waayay…
Read More » -
Wararka
9 Mihnadood oo Dhiirrigeliya Khiyaanada Guurka
Waxaa jira heerar kala duwan oo khiyaano ah oo ay ku dhacaan dadka lamaanaha isqaba, sababo kala duwan ha ku…
Read More » -
Wararka
Wasaaradda Waxbarashada Faransiiska oo Ka Digtay In Dhar Diimeed Loosoo Qaato Iskuulaadkeeda
Dalka Faransiiska ayaa laga mamnuucay xirashada dharka diinta ardayga tilmaamaya, iyadoo lagu doodayo in iskuulaadku ay yihiin goob waxbarasho oo…
Read More » -
arrimaha bulshada
Markii uu Gaaray 114-sano Ayuu Sheegay In La Gaaray Waqtigii uu Sigaar Cabsita Joojin Lahaa!
Sanadkii uu dhashay Fredie Blom 1904, shirkadda Rolls-Royce waxey soo saartay gaarigeedii ugu horreeyay, walaalaha Wright waxey sameeyeen diyaaradoodii labaad.…
Read More » -
Wararka
Waa Imisa Tirada Ereyada Lagama Maarmaanka Ah Si Aad Ugu Wanaagsanaato Luqad Kasta?
Waa su’aal adag oo u baahan in la koristaago, barashada luqad kasta waxaa lagama maarmaan u ah erayada, si aad…
Read More » -
arrimaha bulshada
Aqalka Fatawada Masar oo Soo Afmeeray Dood Ka Dhalatay Khalad Ku Jira Maalintii Koowaad ee Soonka
Aqalka Fatwda Masar ayaa Talaadadii May 29, ku dhawaaqay in uu sax ahaa Soonka Bisha Barakeysan ee Ramadaan ee ka…
Read More » -
Wararka
Caalimkii Chemistry-ga ee Reer Denmark “Janes Christian Skou” oo Geeriyooday
Waxaa geeriyooday maalinnimadii Isniintii May 28, Caalimkii Chemistry-ga iyo Dhakhtar-ka caanka ah isku ahaa ee reer Denmark Janes Christian Skou…
Read More » -
Wararka
Dookhaaga Muyuusikadu Muxuu Shakhsiyadaada Ka Leeyahay?
Daraasad cusub oo ay sameeyeen cilmi-baarayaal ka tirsan Jaamacadda Cambridge ayaa lagu ogaaday in dookhda Music ay dadku jecelyihiin laga…
Read More » -
Wararka
Macallimad Qoraal Ay Ka Heshay Trump Ku Aragtay “Khaladaad aan La Aqbali Karin”, Wey Saxday oo Dib Ugu Celisay Aqalka Cad
Macallimad Mareykan ah oo howlgab ah horeyna wax uga dhigi jirtay dugsiyada sare ayaa waxey saxday khaladaad ku jiray qoraal…
Read More »