Day: May 10, 2018
-
Wararka
Maamulaha Cusub ee NASA oo Farriintiisii Ugu Horreysay Jeediyay: Waxaan Beegsan Doonnaa Dayaxa!
Jim Bridenstine oo ah agaasimaha cusub ee hay’adda cirbixiyeenka Mareykan ayaa maanta khudbaddiisii ugu horreysay ka hor jeediyay shirka wakaaladda.…
Read More » -
arrimaha bulshada
“Milix Jecle” oo Tuulo Yar oo Ku Kacday 1 Milyan oo Dolar Ka Dhisay Magaaladii Uu Ka soo Jeeday… Waxaa Ku Jira Dhismaha Masaajid iyo Mac’had Qur’aanka Lagu Barto
Kuugga caanka ah ee reer Turkey Nusret oo loo yaqaanno “Milix jecle” ayaa gobolkii uu ka soo jeeday ee waqooyi…
Read More » -
Wararka
Imitxaankii Dalladaha ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo Maanta Si Rasmi ah u Soo Gabagaboobay
Imtixaankii Dalladaha ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ka socday ayaa maanta si rasmi ah loo soo gababeeyay. Ustaad Cabdiraxmaan Sheekh…
Read More » -
Wararka
Arday Aragga La’ oo Deeq Waxbarasho Ka Helay K/Afirka & Kuwo Heer Jaamacadeed ah oo Dhawaan La Filayo
Arday aragga naafo ka ah ayaa deeq waxbarasho ka helay iskuul waxbarasho oo ku yaalla magaalada Durban ee dalka Koonfur…
Read More » -
Wararka
“Fiidmeertu” Waxay Dhulka Ku Noolayd 33-milyan oo Sano Ka Hor
Cilmi-baarayaal reer Belgian ah ayaa waxay daahrogeen dagalbaarka ugu qadiimsanaa ee laga helo Fiidmeerta dhagaha jiirka uga eeg, waa tan…
Read More »