arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Soomaliya Kaalintee Ayey Kaga jirtaa Liiska Dalalka Ugu Saacadaha Yar… Canada Afurka iyo Suxuurta Waxaa u Dhaxaysa 4-saacadood oo Qura

 

Muslimiinta dunida qaarkood waxay sanadkan soomayaan 11 saacadood, halka kuwo kalena ay soomayaan in ka badan 20 saacadood; waxa lagu kala duwan yahay ayaa ah deegaanka iyo xilliga ay qorraxdu soo baxayso iyo marka ay dhacayso ee daafaha kala duwan ee dunida.

Sidaa darteed, waxaan idiin soo bandhigaynaa tirada dowladaha ugu saacadaha badan si aan u aragno kala duwanaanshiyaha ka jira dhanka saacadaha Soonka.

Waddamada Carabta

  1.  Moroni(Comoros):12 saacadood 37 daqiiqo, laga billaabo 05:15 subaxnimo illaa 05:52 pm.
  2. Muqdisho (Soomaaliya): 13 saacadood iyo 27 daqiiqo, min 04:34 am ilaa 06:01 pm.
  3.  Sana’a (Yemen): 14 saacadood iyo 7 daqiiqo, laga bilaabo 4:17 subaxnimo illaa 6:24 galabnimo.
  4. Khartoum (Suudaan): 14 saacadood iyo 8 daqiiqo, laga billaabo 04:03 subaxnimo illaa 16:11 galabnimo.
  5.  Nouakchott (Mauritania): 14 saacadood 16 daqiiqo, min 05:12 am ilaa 07:28 pm.
  6.  Muscat (Oman): 14 saacadood 37 daqiiqo, min 04:01 am ilaa 06:38 pm.
  7.  Riyadh (Sacuudi Carabiya): 14 saacadood 41 daqiiqo, min 03:46 am ilaa 06:27 pm.
  8.  Abu Dhabi (UAE): 14 saacadood 41 daqiiqo, laga bilaabo 4:16 subaxnimo ilaa 6:57 galabnimo.
  9.  Doha (Qatar): 14 saacadood 44 daqiiqo, laga bilaabo 03:25 subaxnimo illaa 06:09 galabnimo.
  10.  Manama (Bahrain): 14 saacadood 49 daqiiqo, min 03:26 am ilaa 06:15 pm.
  11. Kuwait (Kuwait): 15 saac iyo 4 daqiiqo, min 03:27 am ilaa 06:31 pm.
  12.  Cairo (Masar): 15 saacadood iyo 7 daqiiqo, min 03:32 am ilaa 06:39 pm.
  13.  (Falastiin): 15 saac iyo 15 daqiiqo, laga bilaabo 4:11 subaxnimo illaa 7:26 galabnimo.
  14.  Amman (Jordan): 15 saac iyo 17 daqiiqo, laga bilaabo 04:07 am ilaa 07:24 pm.
  15.  Baghdad (Ciraaq): 15 saac iyo 24 daqiiqo, min 3:28 am ilaa 6:52 galabnimo.
  16.  Rabat (Morocco): 15 saacadood iyo 25 daqiiqo, laga billaabo 04:54 am ilaa 08:19 pm.
  17.  Damascus (Siiriya): 15 saac iyo 25 daqiiqo, laga bilaabo 04:00 subaxnimo illaa 07:25 galabnimo.
  18.  Beirut (Lubnaan): 15 saac iyo 27 daqiiqo, min 04:02 am ilaa 07:29 pm.
  19.  Tripoli (Liibiya): 15 saac iyo 31 daqiiqo, laga bilaabo 03:58 subaxnimo illaa 07:29 pm.
  20.  Tunis (Tunisia): 15 saacadood 45 daqiiqo, min 03:31 am ilaa 07:16 pm.
  21.  Algerers, Algeria: 15 saac iyo 45 daqiiqo, laga bilaabo 04:00 ilaa 19:45.
  22.  Jabuuti (Jabuuti): 15 saacadood iyo 53 daqiiqo, laga billaabo 04:30 ilaa 16:23.

Dunida inteeda kala (dalalka ugu dheer iyo kuwa ugu gaaban saacadaha soonka)

  1. Ottawa (Canada): 19 saacadood iyo 57 daqiiqo, min 03:25 AM ilaa 08:22 PM.
  2.  Reykjavik (Iceland): 19 saac iyo 22 daqiiqo, laga billaabo 02:35 am ilaa 10:24 galabnimo.
  3.  Oslo (Norway): 19 saacadood, laga bilaabo 02:38 AM ilaa 09:38 PM.
  4.  Stockholm (Sweden): 18 saacadood 56 daqiiqo, laga bilaabo 02.09 subaxnimo illaa 09:05 galabnimo.
  5.  Moscow (Russia): 18 saac iyo 29 daqiiqo, min 01:58 am ilaa 08:27 pm.
  6.  Kobanheegan (Danmark): 18 saac iyo 26 daqiiqo, laga bilaabo 02:40 subaxnimo illaa 09:06 galabnimo.
  7. London (UK): 18 saac iyo 9 daqiiqo, laga bilaabo 02:37 subaxnimo illaa 08:47 galabnimo.
  8.  Buenos Aires (Argentina): 11 saacadood 57 daqiiqo, min 06:11 ilaa 06:03 pm.
  9. Istanbul (Turkey): 16 saacadood iyo 5 daqiiqo, laga bilaabo 03:56 AM ilaa 08:11 PM.
  10.  New York (NY): 16 saacadood iyo 4 daqiiqo, min 03:58 AM ilaa 08:02 PM.
  11. Tehran (Iran): 15 saacadood 38 daqiiqo, min 4:21 subaxnimo ilaa 7:59 galabnimo.
  12. New Delhi (India): 14 saacadood iyo 59 daqiiqo, min 04:03 AM ilaa 07:02 PM.
  13.  Kuala Lumpur (Malaysia): 13 saacadood iyo 22 daqiiqo, min 05:45 ilaa 17:17 galabnimo.
  14. Canberra (Australia): 11 iyo 59 daqiiqo, min 05:22 AM ilaa 05:11 PM

Si kataba, marka aan eegno kaalinta Soomaaliya, waxay labaad kaga jirta dalalka Carabta, halka ay kaalinta 5aad kaga jirto dalalka adduunka ee ugu saacadaha yar.

Maandeeq FM

Related Articles

Close