TiknoolojiyadaWararkaWaxbarashada

Jaamcadaha Ugu Wanaagsan ee Ay Ka Qalin-jabiyeen Madaxda Maamusha Shirkadaha Ugu Waaweyn Dunida ee Dhanka Teknolojiyada

Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa daaha-ka-rogtay liiska kala sarreynta Jaamacadaha ugu wanaagsan ee ay ka qalin-jabiyeen shaqsiyaadka ugu heerka sarreeya ee maamula shirkadaha teknolojiyadda kuwooda ugu tunka weyn caalamka.

Jaamadahan waxaa ka mid ah Harvard, Stanford, MIT, iyo jaamacada kale oo soo saaray madax fulineed. Jaamacadda Harvard ayaa noqotay jaamacadda ugu wanaagsan marka laga eego dhanka CEO ee madax la soo saaro, waxaa la tartamaysa oo kaabiga ku haysa Stanford oo farqiga u dhexeeya uu yahay qof kaliya.

Hadaba, waxaan idiin soo gudbineynaa liiska kala sarreynta Jaamacadaha Adduunka kuwooda ugu wanaagsan ee soo saaray madax si wanaagsan uga howlgasha shirkadaha teknolojiyada iyo kuwo kale oo heer caalami ah.

Jaamacadihii ay Ka soo Baxeen Madaxda Fulinta ee Maamusha Shirkado Hirgalay ee Dunida

Maandeeq FM

Related Articles

Close