Day: June 4, 2018
-
Wararka
Macallin Mareykan ah oo Xabsi Ku Waajahaya Ficil “Waxashnimo ah” Oo Ardayda Hortooda Uu Ku Sameeyay
Macallim Mareykan ah ayaa waajahaya xukun xarig iyo ganaax iskugu jira kadib markii uu ey jirran siiyay Qubo hilib cun…
Read More » -
arrimaha bulshada
Denmark: Niqaabka ayey Mamnuuceen.. Dadkii Soomaanaa Waxey Ku Tilmaameen “Khatar”, Hadda Waxey Wadaan Qaanuun Adkeynaya Ku Dhaqanka Diintooda
Baarlamaanka Denmark oo Khamiistii May 31, soo saaray qaanuun lagu mamnuucayo Niqaabka ayaa hadana isku diyaarinaya inuu ka doodo mid…
Read More » -
Caafimaadka
Goorma Ayaa Khatarta Dhiciska Uu Ku Badan Yahay Dumarka Uurka Leh? (Daraasad Cusub)
Daraasad cusub oo dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in dumarka uu ku yaryahay vitamin D ay ku dhibaatoodaan dhalmada…
Read More » -
Wararka
Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Somaliland oo La Kulmay Madaxa Hay’adda “ASIC” ee Taageerta Waxbarashada Wadamada Soo Koraya
Wasiir Kuxigeenka wasaarada waxbarashadda C/qaadir Maxamuud Sheekh Muxumed oo socdaal shaqo ku gaaray waddanka Ingiriiska ayaa kulan la yeeshay madaxa…
Read More »