Day: June 9, 2018
-
arrimaha bulshada
Trump oo Ku Fakaraya Inuu Laalo Xukun 50 sano ka Hor Lagu Riday “Clay”.. Qoyska Feeryahanka: Mahadsanid Uma Baahnin!
Qareenka feeryahankii geeriyooday ee Mohammed Ali Clay ayaa ka hor yimid soo jeedinta madaxweyne Trump uu doonayo inuu darso cafis…
Read More » -
Caafimaadka
Waa Tan Sababta ay Khubaradu Uga Digayaan Hurdada Waqtiga Dheer (Cilmi-baaris)
Saynisyahanno Japanese ah ayaa waxey ogaadeen hurdada waqtiga kooban iyo tan xilli dheer ay labaduba kordhiyaan khatarta cudurrada Asaasaqa iyo…
Read More » -
Wararka
Bill Gates oo Buugga “Xaqiiqooyinka” Si Bilaash ah Ugu Qaybinaya 4 Milyan oo Arday
Bill Gates, Aasasaha shirkadda Microsoft ayaa 4 milyan oo arday Mareykan ah oo sanadkan 2018 ka qalinjabineysa Jaamacadaha u ballaanqaaday…
Read More » -
Wararka
Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada oo Ka Hadashay Sababaha Loo Joojiyay Barnaamijka “Aqoon Jire”
Wasiirka Wasaarada Waxbarashadda iyo Sayniska Yaasiin Xaaji Maxamuud ‘Faratoon’ ayaa Isniintii waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu baahiyey tv-ga…
Read More » -
Wacyigelin
Sidee Dadka Kale Kuu Arkaan Dhanka Shaqada? Howlqabadkan Samee Si aad Jawaabta U Hesho
Ma sahlana inaad ogaato sida ay dadka kale kuu arkaan, inta badan aragti cad kama haysanno amaba waan ku wareersannahay…
Read More » -
Caafimaadka
“Indho Sarcaadka Cambaha”… Sidee Daawo Loogu Bedeli Karaa Ilbiriqsiyo Kooban
Daraasad cusub ayaa lagu ogaaday in cambuhu uu xal wanaagsan u yahay mushkiladaha dhanka habdhiska dheefshiidka, marka loo barabardho cunnooyinka…
Read More » -
arrimaha bulshada
Xukun Maxkamadeed oo Lagu Mamnuucayo “Ila Qosolka” Internet-ka!
Khubaro dhanka sharciga ah ayaa ka digaya Qaanuun cusub oo Midowga Yurub ay soo waadaan, kaas oo ay suuraggal tahay…
Read More »