arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Aadaan Midaysan oo Codka “Erdogan” ah oo Laga Hirgeliyay Magaalada Istanbul

Dadka Baraha-bulshada isticmaala ayaa waxey si aad ah islkula dhex marayeen muuqaal aadaanka Salaadda Maqrib ah oo lagu sheegay inuu yahay mid midaysan oo Ramadaankan laga hirgeliyay magaalada Istanbul oo ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn ee dalka Turkiga.

Arrinta soo jiidashada leh ayaa ahayd in aadaanka uu ku baxayay codka madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, kaas oo ay dadku aad u ammaaneen macaanidiisa iyo sida uu usoo jiidanayo dhagaha cid kasta oo maqasha.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:

Maandeeq FM

Related Articles

Close