WararkaWaxbarashada

Puntland: Guddoomiyaha Waxbarashada Degmada Gol-dogob oo La Magacaabay

Wasiirak Wasaaradda Waxbarasahda iyo Tacliinta sare ee Dowlad goboleedka Puntland ayaa magacaabay guddoomiyaha Waxbarashada ee degmada Gol-dogob.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Prof. Abshir Yuusuf Ciise, ayaa u magacaabay guddoomiyaha Waxbarashada ee degmada Gol-dogob, Cabdi Ciise Cilmi, waxaa lagu bedelay Cabdi Sahal Maxamed Xirsi oo horey u ahaa guddoomiyaha Waxbarashada degdamadaasi.

Halankan hoose ka akhrisyo, wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka ee lagu magacaabay guddoomiyaha Waxbarasahda degmada Gol-dogob:

Maandeeq FM

 

Show More

Related Articles

Close