CaafimaadkaWararkaWaxbarashada

4 Talo oo Ku Aaddan Xilliga Kiniinka La Cunayo… Waxaa Ka Mid Ah Inaan La Calaajin

Marka aad kiniinka cuneyso, waxaa jira xeerar lagu socdo oo muhiim ah oo ay waajib tahay in la raaco si daawada faa’iidada ugu badan loo helo.

Sida ay qortay jariidada “Youm7”, Dr. Baher Said oo pharmacist ah ayaa sheegay talooyin ku aaddan habka ugu wanaagsan ee daawooyinka loo qaarto, gaar ahaan kiniinka:

1- Ha jabin kintiinka si aanad u waayin waxtarkii uu yeelan lahaa.

2- Biyo ku cab marka aad liqayso.

3- Biyaha ha ku bedelin cabitaan, gaar ahaan marka uu aside leeyahay, waxa uu la falgalayaa daawada.

4- Ha ruugin kiniinka, haddii uu dhakhtarku kuu qoray mooyaane.

Maandeeq FM

Related Articles

Close