WararkaWaxbarashada

10-ka Makhaayadood ee Ugu Wanaagsan Adduunka 2018

Waxaa soo baxay liiska 10 makhaayadood ee Adduunka ugu wanaagsan, waa tartan sanadle ah oo ay ka qeybgalaan dowladaha qaar, waxaana lagu shaaciyaa makhaayadaha ugu wanaagsan Adduunka.

Sida uu qoray wargeysa “Business Insider”, 10 makhaayadood ee ugu wanaagsan Adduunka, waxaa soo xula 1000 khabiir oo caan ku ah cunno karinta, iyadoo tartankan ay ka qeybgaleen 26-dal oo daafaha kala duwan ee dunida ku kala yaalla.

Tartankan oo lagu soo bandhigay illaa 50-ka makhaayadood ee Adduunka ugu sarreeya ayaan waxaan idiinka soo xulnay 10 makhaayadood ee ugu sarreeya adduunka:

  1. Osteria Francescana (Modena, Italy)

Makhaayaddan ayaa sanadkii 2016 waxey gashay kaalinta koowaad, halka sanadkii hore ay gashay kaalinta Labaad, sanadkan mar kale ayey ku soo laabatay kaalinta koowaad maqaaxiyda ugu wanaagsan Adduunka.

  1. El Celler de Can Roca (Girona, Spain)

  1. Mirazur (Menton, France)

  1. Eleven Madison Park (New York City, USA)

  1. Gaggan (Bangkok, Thailand)

  1. Central (Lima, Peru)

  1. Maido (Lima, Peru)

  1. Arpege (Paris, France)

  1. Mugaritz (san Sebastian, Spain)

  1. Asador Etxebarri (Axpe, Spain)

 

Maandeeq FM

Related Articles

Close