Day: June 30, 2018
-
Wararka
Waxa uu Qoray 18 Mujalladood oo Taariikhda Carbta Ah.. Waxa Uu Ku Wanaagsanaa 27 Luqadood.. Turkiga oo Sagootiyay Taariikh Yahankoodii Caanka ahaa
Waxaa geeriyooday taariikhyahankii caanka ahaa ee reer Turkey Prof. Fuat Sezgin oo maanta oo Sabti ah June 30, 2018 geeriyooday…
Read More » -
Wararka
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Si Rasmi ah u Daahfuray Imtixaankii Shahaadiga ee Sanad Dugsiyeedka 2017/2018
Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir ‘Faratoon’, ayaa maanta imtixaankii shahaadiga ka furay magaalada Hargeysa, iyadoo gobollada…
Read More » -
arrimaha bulshada
21-sano Ayuu Si Dulmi Ah u Xirnaa.. Lacago “Magdhow” ah oo Aad u Farabadan Ayaase Sugaya
Waaxda cadaaladda Chicago ayaa Jimcihii ammar ku bixisay in 17-milyan oo dollar oo magdhow ah la siinayo qof si dulmi…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Warbixin: Shiinaha oo Noqonaya Suuqa Ugu Weyn Adduunka ee Shabakadaha “G5” Marka La Gaaro 2025
Waxaa la filayaa in Shiinuhu noqdo suuqa ugu weyn ee shabakadaha jiilka 5aad ee G5 Adduunka marka la gaaro 2025.…
Read More » -
Caafimaadka
Qodobkan oo Lagama Maarmaan ah Si Aad u Hesho Hurdo Caafimaad oo Xasilloon
Caadooyinka hurdada dadku wey ku kala duwan yihiin, laakiin waxaa la isku raacsan yahay iney muhiim tahay qolka jiifku inuu…
Read More » -
Wararka
Imtixaankii “Shahaadiga” oo Maanta Ka Bilaabanaya Somaliland
Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa Maanta Qaadeysa Imtixaankii shahaadiga ahaa ee sanad dugsiyeed 2017/2018. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ‘Faratoon’…
Read More »