Month: July 2018
-
Jaamacadaha
Qalin-jabintaada Kadib Haddii Aad Shaqo Waydo Maxaad Sameyn Lahayd?
Markaad qalin-jibso oo aad jaamacadda dhammeyso, waxaa kuu bilaabanaya safar shaqo doon. waana arrin inta aad ku guda jirto…
Read More » -
Wararka
Sababta Roobku u Leeyahay Neecow Udgoon oo Soojiidasho Badan
Khubaro Australia u dhashay ayaa daahrogay sababta dhabta ah ee ka dambeysa udgoonka neecawda macaan ee roobka la socota, gaar…
Read More » -
Wararka
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Nooga Warramay Sababihii Xilka Looga Qaaday
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay sababihii xilka wasaaradda looga xanyuubiyay. Wasiirka…
Read More » -
arrimaha bulshada
Qasriga Adduunka Ugu Qaalisan ee “Riyooyinka” oo La Iibinayo
Grand Marnier ayaa soo bandhigay iibka Qasri “Les Cèdres” oo cimrigiisu yahay 187-sano, badkiisuna uu gaarayo 1672-mitir square ah, qasrigan…
Read More » -
Wararka
Dalka Algeria oo Laga Helay Qolfoofka Maroodi Noolaa 3 Milyan oo Sanno Ka Hor!
Khubaro dagal-baarka ku xeeldheer oo baaritaan ka sameeyay Ain Lahnash oo ku taalla Gobolka Setif ee dalka Algeria, ayaa helay…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Wax Ka Ogow.. “Sheryl Sandberg” Haweenayda Ugu Muhiimsan Gudaha Shirkadda Facebook
Haddii aad daneyso dunida teknoolojiyada waxaa hubaal ah inuu ku soo maray magaca “Sheryl Sandberg“, oo si joogta ah aad…
Read More » -
Wararka
Somaliya iyo Ereteriya oo Isdhaafsanaya Fursadaha Waxbarashada Iyo Tan Dhaqan
War-saxaafadeed ka soo baxay Villa Soomaaliya oo looga hadlay Heshiis dhax maray Soomaaliya iyo Ereteriya ayaa lagu xusay in heshiiska…
Read More » -
Wararka
500 oo Qof oo Ku Xayiran Buur Dusheed.. Waddo Ay Maraan Ayey La’yihiin Kadib Markii Dhulgariir uu Ku Dhuftay Gobolkii Ay Joogeen
500 oo qof oo dalxiisayaal ah iyo qofkii horjoogaha u ahaa ayaa ku xayiran Buurta “Rinjani” oo ah buur loo…
Read More » -
Wararka
India: 4 Milyan oo Qof oo Muslimiin u Badan oo Jinsiyaddii Muwaadinnimo Laga Xanyuubiyay
Xukuumadda India ayaa Isniinta maanta ee July 30, 2018. ku dhawaaqay iney jinsiyaddii muwaadinnimo ka xanyuubisay 4 milyan oo qof…
Read More » -
Wararka
Madaxtooyada Somaliland oo Dhiirrigelin Loogu Sameeyay Arday Dhammeysay Qur’aanka Kariimka Ah
Madaxtooyada Somaliland ayaa dhiirrigelin loogu sameeyay arday dhammeysay Qur’aanka kariimka ah oo ka qalin-jabisay dugsiyada Qur’aanka ee Aflax oo ka…
Read More »