arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Saaxiibtinimo Layaab leh oo Ka Dhaxeysa Canug yar iyo Mas Weyn! (Muuqaal)

Dadka Baraha-bulshada isticmaala waxey isla dhex marayeen Muuqaal video ah, gabar yar oo 5-sano jir ah oo la damaashaadaysa mas weyn oo midab jaalaha leh.

Muuqaalkan ayaa muujinaya in gabadhan yari maska ay la saaxiibka tahay uu dhirirkiisu yahay 12 -feet, waxey ku wada jireen luuq yar oo ay ku wada ciyaarayeen.

Aabaha gabadhan yar dhalay oo ah qof masaska koriya, ayaa sheegay in nolosha gabadhiisay aaney khatar ku jirin arrintaasi uu hobo, waxa uu tilmaamay iney gurigiisa ku noolyihiin laba mas oo la kala yiraahdo Sonny iyo Cher, waxaana uu hoosta ka xarriiqay in masasku aaney ahayn kuwo mar kasta dhiig u hamuun qaba.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:

Maandeeq FM

Related Articles

Close