Day: August 15, 2018
-
arrimaha bulshada
Caalimkii Allifay Kitaabka “Minhaaj Al-Muslim” oo Geeriyooday
Arbacada maanta ah waxaa geeriyooday Caalimkii Sheekh Abu-Bakar Al-Jasa’iri oo ka mid ahaa macallimiintii ugu horreysay ee Jaamica al-Islaamiya ee…
Read More » -
Wararka
Arday Ruush ah oo Markiisii 5aad oo Xiriir ah Ku Guuleystay Programmer-ka Ugu Wanaagsan Adduunka
Gennady Korotkevich oo ah arday u dhashay dalka Ruushka oo wax ka barta jaamacadda “ITMO“, ayaa markii 5aad oo xiriir…
Read More » -
Wararka
Bandhigga Buugaagta “Mogadishu Book Fair” oo Si Rasmi ah Loo Daahfuray
Carwada Buugaagta ee Mogadishu Book Fair ayaa maanta si rasmi ah looga daahrufay sanadkii Afaraad oo xiriir ah gudaha magaalada…
Read More » -
Wararka
40-sano Kadib Ayey Heshay Dilaagii Walaalkeed.. Caruurtiisa Ayey Ku Qancisay Iney Aabbahood Ku Markhaati Furaan.. Qiso Dhab ah oo Buuggii Laga Qoray Aad Loo Iibsaday
40 sano ayaanuu rajo beel ku dhicin si ay u hesho dilaaga walaalkeed, xilli la xiray faylka dambi baarista dilkiisa,…
Read More » -
arrimaha bulshada
Liiska Kala Sarreynta 10 Magaalo ee Ugu Wanaagsan Adduunka 2018… Vienna oo Hoggaamineysa
Survey ay sameeyeen qeybta Intelligence ee raacsan Economist Group ayaa lagu ogaaday “In Vienna ay tahay magaalada ugu wanaagsan ee…
Read More » -
Wararka
Carwada Buugaagta ee “Mogadishu Book Fair” oo Maanta Si Rasmi Ah u Furmaysa
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmaya bandhigga buugaagta ee Mogadishu Book Fair oo sanadkii Afaraad oo xiriir ah ka qabsoomaya…
Read More »