Day: August 16, 2018
-
arrimaha bulshada
Naadi Kubadda Cagta Ciyaara oo 18 Laacib Ku Bedeshay 10 Neef oo Ari ah!
Telefishinka “CNN” Turkiga ayaa sheegay in naadiga Kubadda Cagta “Gülspor” oo ka ciyaara horyaallada kaalmaha ee hoose ee dalka Turkiga…
Read More » -
Wararka
300 oo Jaraa’id Mareykan Ah oo u Midoobay Ol’ole Ka Dhan ah Madaxweyne Trump
In ka badan 300 oo jaraa’id oo ka shaqeeya gudaha dalka Mareykanka ayaa isku ballansaday in Khamiista August 16, 2018…
Read More » -
arrimaha bulshada
Gabar uu Wejigu Ka Bedelmay oo Mar Kale Nolosheedii Dib u Heshay Kadib Markii Weji Cusub Lagu Beeray
Waxey ku dhaqaaday isku day dil ay nafteeda ku goynayso Katie Stubblefield wuuse ka fashilmay, waxey ku wayday wajigeedii quruxda…
Read More » -
Wararka
Suudaan.. 22 Arday iyo Macallimad Ku Qariqmay Webiga Niil
Xukuumadda Suudaan ayaa ku dhawaaqday Arbacadii in 23 qof oo ay ku jiraan 22 arday ay ku geeriyoodeen webiga Niil…
Read More » -
arrimaha bulshada
Qiimeynta Fannaanka Sanadka oo Rubuc Qarni Kadib Ka Qabsoontay Gudaha Magaalada Muqdisho
Kulan ay yeesheen golaha abwaannada Soomaaliyeed oo lagu qiimaynayay heesaha fannaaniinta da’da yar ee Soomaaliya ayaa habeennimadii xalay ka…
Read More »