Day: August 28, 2018
-
arrimaha bulshada
Farriin uu Qorey “Mandela” oo Lagu Kala Iibsanayo London.. Yuu u Qaray, Maxaase Ku Qornaa?
Caasimadda Ingiriiska ee London September 14, waxaa lagu xaraashayaa farriin uu qoray halgamaagii reer Koonfur Afrika Nelson Mandela oo aan…
Read More » -
Wararka
936 Arday oo Maanta Ka Qalin-jabisay Jaamacadda Hargeysa.. Horey Waxaa Usoo Maray Madaxweyne “Biixi” & Kala Bar Golihiisa Wasiirrada
Jamaacadda Hargeysa oo ka mid ah jaamacadaha ugu facaweyn Somaliland ayaa maanta waxaa ka qalin-jabisay 936 arday oo iskugu jira…
Read More » -
Wararka
Xubin Cusub oo Jirka Aadanaha Ka Tirsan oo La Daahrogay
Saynisyahanno ka tirsan Mac’hadkadka Garvan ee cilmi-baarista caafimaadka ee dalka Australia ayaa helay “xubin yar” oo ka tirsan jirka aadanaha…
Read More » -
Wararka
Ka Fogow Xaasidnimada… Daraasad Muujineysa Dhinaca Madow ee Ay Leedahay
Koox khubaro ah oo ka tirsan jaamacadda “MGPPU” ee dalka Ruushka, ayaa sameeyay daraasad ku aaddan rabitaanka qofka inuu noqdo…
Read More » -
Wararka
308 Arday oo Ka Qalin-jabisay Kulliyadaha Kala Duwan ee Jaamacadda Jamhuuriya
Munaasabad ballaaran oo loo qabtay qalin-jabinta 308 arday oo dhammeysatay heerka koowaad ee kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Jamhuuriya ayaa…
Read More »