Day: September 16, 2018
-
Wararka
Ra’iisul-wasaaraha Pakistan oo Qasrigiisa Ka Tanaasulay Si looga Dhigo Jaamacad Xukuumadeed oo Aad u Tayo Sarreysa
Ra’iisul-wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa ka tanaasulay qasrigiisii xukuumadda, si loogu bedelo dhismo Jaamacadeed oo heer sare ah. Waxa uu…
Read More » -
Wararka
Nobel Prize -ka Nacasnimada oo La Guddoonsiiyay 10 Cilmi-baaris oo Aan Wax Nacfi Leh Soo Kordhin!
Xaflad weyn oo si haybad badan loosoo agaasimay ayaa lagu bixiyay abaalmarinnada Harvard ee Nobel Prize Ig ee “Doqonnimada” oo…
Read More » -
Wararka
Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Xaflad Sagootin Ah u Sameysay Arday Deeq Waxbarasho Ka Heshay Dalka Suudaan
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa sagootisay 13 arday oo dalka Suudaan looga helay deeq waxbarasho. Ardaydaan deeqda…
Read More » -
arrimaha bulshada
Xabbad Laga Maqlay Barxadda Masaajidka Nebiga ee Magaalada Madiina al-Munawara
Nin ayaa xabbad ka riday barxadda Masaajidka Nebiga (N.N.K.H) ee Magaalada Midiina al-Munawara, gudaha Sucuudiga, arrintaas oo keentay in ciidanka…
Read More » -
Wararka
Trump oo Ammaan Ballaaran u Soo Jeediyay Buugga “Waalida Siyaasadda”.. Sirtuna Waa Tan
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ammaan ballaaran u soo jeediyay buug wata cinwaanka “Waalida Siyaasadda“, waxa uu bartiisa twitter-ka soo…
Read More » -
Wararka
Cilmiga Psychology-ga oo Kuu Xulaya Saaxiibka Aad Ku Kalsoonaan Karto Goobta Shaqada
Xilli cilmi-baarisyo badan ay ka hadleen Behaviors(dhaqanka) kalsoonida abuura gudaha goobta shaqada, ayaa hadana daraasado kooban ay ku guuleysteen iney…
Read More »