Day: September 23, 2018
-
Wararka
Kulan Looga Hadlayay Kobcinta Aqoonta Ardayda Dhigata Iskuullaadka Dowladda Ee Gobolka Benaadir oo Muqidsho Ka Qabsoomay
Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa maanta kulan la qaatay maamulayaasha iyo…
Read More » -
arrimaha bulshada
Haweenay Ninkeeda Ku Soo Oogtay Dacwad Furriin Kadib Markii uu Diiday Inuu Guriga Ka Saaro 27 Mas!
Sucaad iyo Xasan waa lamaane jacayl isku guursaday, laakiin marqura ayey noloshoodu isbedeshay kadib markii uu guriga keenay 27 mas…
Read More » -
Wararka
Wax Ka Ogow.. Talada Daraasad Cilmiyeed Cusubi Ay Usoo Jeedisay Dadka Doonaya Iney Caruur Dhalaan
Natiijo cusub oo wanaagsan ayaa laga gaaray daraasad cilmiyeed dhawaan la sameeyay, daraasaddan ayaa sheegay in lamaanayaasha is-qaba ee doonaya…
Read More » -
Wararka
5 Calaamadood oo Lagu Garto Xiriirka Been-abuurka Ah ee Khiyaanada Ku Dhisan
Gabdho badan xaaladda ayaa ku adkaata marka ay xiriir ku fashilmaan, xasuustu si sahlan ugama go’do, sheekooyinkii dhaadheera dhagahooda kama…
Read More » -
Wararka
Dilaaga Farshaxamiistihii Caanka ahaa ee “Michelangelo” oo La Gartay 4 Qarni Kadib!
4 Qarni kadib dhalashadiisa farshaxamiista caanka ahaa Michelangelo Buonarroti oo duruuf aan la garaneyn ku geeriyooday isagoo 38 jir, ayaa…
Read More » -
Wararka
Dunida oo Markii Ugu Horreysay Looga Dabbaaldagayo Maalinta Caalamiga Ah ee Luqadda Dhagoolayaasha
Maanta dunida waxaa markii ugu horreysay laga dabbaaldagayaa maalinta caalamiga ah ee Luqadda dhagoolayaasha 2018, halkudhaggu waa “Waxaan la wadajirnaa…
Read More »