Day: September 26, 2018
-
arrimaha bulshada
“Dahab iyo Dheeman”.. Dubai oo Lagu Soo Bandhigayo Kabaha Dumar ee Ugu Qaalisan Adduunka
Dadka dalxiiska ah iyo kuwa booqda Dubai waxaa u suuraggal ah iney arkaan kabaha duram ee Adduunka ugu qaalisan, kuwaas…
Read More » -
Wararka
QM: Weedh Ka soo Yeertay Madaxweyne “Trump” oo Aad Loogu Qoslay, Xitaa Isagu Wuu Is-hayn Kari Waayay
Marka laga yimaado erayadii siyaasadeed ee qalafsanaa ee uu ka jeediyay madaxweyne Donald Trump Qaramada Midaabay, ayaa weedh ka soo…
Read More » -
arrimaha bulshada
Majaajileyste Sabab u Noqday Iney Kala Irdhoobaan 4-kun oo Qof..17 lamaanane oo Is-qabayna Kala Furay!
Bandhig uu sameeyay majaajileystaha caanka ah ee reer Scotland ee Daniel Sloss oo loogu talogalay inuu noqdo mid madadaalo badan…
Read More » -
Wararka
Wasiirka Waxbarashada XFS oo Dalladaha Waxbarashada Kala Hadlay Hirgelinta Manhajka Cusub
Wasiirka wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay qaar…
Read More » -
Wararka
Mataanaha Gudaha Iskuulka: Ma Waxaa Habboon In La kala Geeyo Ama Ay Isku Fasal Noqdaan?
Duruuftu qoysaska wey kala duwan tahay, waxaa wanaagsan markasta in laga wadahadalo doorashooyinka kala duwan ee mataanuhu ay haystaan gudaha…
Read More » -
arrimaha bulshada
Ra’iisul-wasaaraha New Zealand oo Taariikhda Ku Gashay Ilma yar oo Naas-nuug ah oo Kala Qeybgashay Fadhiyada Golaha Guud ee QM
Ra’iisul-wasaaraha dalka New Zealand, Jacinda Ardern, ayaa taariikhda gashay, Isniintii September 24, 2018, kadib markii ay gabadheeda yar ee naas-nuugga…
Read More »