WararkaWaxbarashada

QM: Weedh Ka soo Yeertay Madaxweyne “Trump” oo Aad Loogu Qoslay, Xitaa Isagu Wuu Is-hayn Kari Waayay

Marka laga yimaado erayadii siyaasadeed ee qalafsanaa ee uu ka jeediyay madaxweyne Donald Trump Qaramada Midaabay, ayaa  weedh ka soo yeertay ay dhalisay qosol dadkii maqlay intooda badan ay is-hayn kari waayeen, Talaadadii, September, 25, 2018.

Eray loo qaatay ku dhex tuur ayaa Trump uu ku yiri: “Guulaha uu maamulkaygu gaaray Labadii sanno ee la soo dhaafay waxey ka sare mareen, guulihii ay gaareen maamulladii soo maray taariikhda Mareykanka intooda badan”, weedhaas oo qosol badan dhalisay.

Trump, sida muuqata ma aanuu fileyn falcelinta dadka goobta ku sugnaa, arrintaas isaga naftiisa ka qoslisay!.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Maandeeq FM

Related Articles

Close