Day: September 30, 2018
-
Wararka
Maanta Waddan Cusub Ayaa Magaciisa Bedelaya.. Qaar Ka Mid Ah Dowladaha Magacooda Bedelay
Macedonia, waxey ka mid noqoneysaa dowladaha magacooda bedelay, waxaa dhici karta inuu magaceedu noqdo “Macendonia-da Waqooyi”, waa haddii cod bixiyeyaashu…
Read More » -
arrimaha bulshada
Muuqaal.. Haweenay Cashar Lama-illoowaan Ah u Dhigtay Laacib Kubbadda Cagta Ciyaara oo “Khaa’in” ah
Laacib kubadda cagta ciyaara oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa xaalad adagi ay ku qabsatay gudaha garoonka, saaxibtii ayaa ku…
Read More » -
Wararka
Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee «Racep Tayip Erdogan» oo Si Rasmi Ah Looga Furay Gudaha Muqdisho
Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho loo furay jaamacadda Caafimaad ee Racep Tayip Erdogan oo laga hirgeliyay gudaha Isbitaalka…
Read More » -
Wacyigelin
4 Waddo oo Looga Adkaado Musiibooyinka Nolosha
Nolosha aadanaha is-bedello dhowr ah ayaa ku yimaadda, qaarkoodna ay yihiin kuwo dhib badan oo aad u adag, sida; dhimashada…
Read More » -
Wararka
Wasiir Goodax oo Dowladda Suudaan Uga Mahadceliyay Kaalinta Ay Ka Geysatay Waxbarashada Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa kulan sagootin ah u sameeyay danjirihii…
Read More » -
Wararka
Taxanaha Waxbarashada Tacliinta Soomaaliya (qeybtii) 1-aad
Tacliintu Waa nidaamka Waxbarashada ee lagama maarmaanka u ah bulshada,isla markaana ka mid ah adeegyada aasaasiga ah ee ay ku tiirsan…
Read More »