Month: October 2018
-
Wararka
Wiil Dhalinyaro Ah oo Ay u Suurtagashay Inuu Nus-milyan Dolar Faa’iido Ah Bil Kasta uu Ka Helo Game-ka “Fortnite”
Laacib dhanka Game-ka computerka xariif ku ah oo la yiraahdo Richard Tyler Blevins oo dhanka laacibiinta game-ka computer-ka looga yaqaanno…
Read More » -
Caafimaadka
Bedellada Caafimaad ee Ugu Habboon .. Marka Ay Kuu Suurageli Weydo Inaad Seexaato 8-Saacadood Maalintii
Waxaa jira daraasado badan oo ku talinaya iney lagama maarmaan tahay in qofku uu maalintii helo 8-saacadood oo hurdo ah,…
Read More » -
arrimaha bulshada
Waxa uu Ku Dhacay God 30-mitir ah… Sidan Ayuu u Badbaaday Nin Abeesooyin iyo Masas La Noolaa Muddo 2 Maalmood ah
Kooxda gurmadka ayaa ku guuleystay iney badbaadiyaan nin ka mid ah dadka gobolka Arizona ee dalka Mareykanka oo ku dhacay…
Read More » -
Wararka
Qeyb Yar oo Dayaxa Ka Mid ah oo La Kala Siistay Lacago Qaali Ah
Dayaxii ay horey ugu heesi jireen gabyaaga iyo suugaan yahannada, ayaa maanta waxa uu marayaa in la kala iibsado, arrintani…
Read More » -
Wararka
Shirka Xirfadleyda Teknoolojiyada oo Ka Furmay Muqdisho… Soomaaliya oo Halka Ugu Hoosaysa Ka Gashay Liiska Dalalka Isticmaalka Internetka
Magaalado Muqdisho waxaa ka furmay shirka xirfadleyda teknoolojiyada Soomaaliya ee Network Operators Group (SomNOG), kaas oo isku keenay khubarada internetka,…
Read More » -
arrimaha bulshada
13 Dumar ah oo Isku Baheystay Kana Aargoostay Nin “Aids” Qaadsiiyay
Haweynay Mareykan ah ayaa jeclaatay nin 50-jir ah, waxeyna la nooleyd muddo 4-sano oo xiriir ah oo uu ku qaadsiiyay…
Read More » -
Wararka
Daraasad Caalami ah oo Ka Hadleysa Heerka Dharka Armaajooyinka Iskaga Jira ee Aan La Isticmaalin
Daraasad cusub oo xogteeda laga uruuriyay 18-kun oo qof oo ku nool 20-dowladood, ayaa lagu ogaaday iney dadka badankoodu dharka…
Read More » -
Wararka
Markii Ugu Horreysay.. Robot Su’aalo Lagu Weydiiyay Gudaha Baarlamaanka Ingiriiska
Robot ayaa looga yeeray golaha guud ee baarlamaanka Ingiriiska, si su’aalo looga weydiiyo arrimo ku saabsan garaadka smarts-ka ah iyo…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Muraayad Smarts Ah oo Kuu Soo Bandhigeysa Quruxdaada.. Dumarkana Makeup-ka u Saxaysa (Muuqaal)
Teknoolojiyada casiriga ah marba marka ka dambeysa wey sii horumareysaa, haddii aad dooneyso inaad quruxdaado ogaato, waxaad u baahan tahay…
Read More » -
Wararka
Imaam Masaajid oo Daahrogay in 37-sano Loo Tukanayay Jiho Khaldan!
Sida ay qoreen warbaahinta maxalliga ah, masaajid ku yaalla dalka Turkiga ayaa jiho khaldan ugu tukanayeen jamaacadiisu muddo ku dhow…
Read More »