arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Shamso ‘Shumey’ oo Ku Geeriyootay Gudaha Muqdisho

Alla ha-u-naxariistee, waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyootey Fanaanadii Hobollada Waaberi Shamsa Xuseen Shumey ‘Shumay’ oo ka mid ahayd fanaaniinta ugu caansanaa.

Shamso ayaa ka tirsaneyd fanaaniinta hobollada Waaberi, waxaana la sheegay in maalmihii ugu dambeeyey ay ku xunuunsaneysay gudaha Muqdisho.

Shamso, Waxa ay horey u qaadday heeso badan oo isugu jira, waddani iyo jaceyl, waxaana ay ka mid ahayd habolladii ugu cad caddaa kooxdii Waaberi.

Maanta ayaa la filayaa in meydka Shamsa Xuseen lagu aaso magaalada Muqdisho.

Maandeeq FM

Related Articles

Close