WararkaWaxbarashada

Daraasad Caalami ah oo Ka Hadleysa Heerka Dharka Armaajooyinka Iskaga Jira ee Aan La Isticmaalin

Daraasad cusub oo xogteeda laga uruuriyay 18-kun oo qof oo ku nool 20-dowladood, ayaa lagu ogaaday iney dadka badankoodu dharka ku kaydstaan armaajooyinka oo si khaladan ay u isticmaalaan.

Daraasaddan waxaa laga ogaaday in dadka Faransiiska ah ay armaajada dharka uga tagaan 68% iyagoo aan isticmaalin, halka Japan dharka ay armaajada uga tagaan uu gaarsiisan yahay 72%, sidaas oo kale, dadka Taliyaaniga ayaa armaajada kaga taga 81% dharka ay haystaan.

Sida uu qoray website-ka “Movengo” ee dalka Mareykanka ka soo baxa, 82% dadka Mareykanka si khaladan ayay u isticmaalaan dharkooda, iyagoo inta badan iskaga haysta armaajada iyagoon isticmaalin.

Maandeeq FM

Related Articles

Close