Month: December 2018
-
Wararka
Dagaal Dhaqameedka Budada iyo Ukunta oo Ka Dhacay Dalka Spain (Muuqaal)
Magaalada Eybi ee bariga Spain ayaa sanad kasta December 28, waxaa lagu qabtaa dabbaaldag dhaqameed oo dadka ka qeybgalay ay…
Read More » -
arrimaha bulshada
Miss Africa oo Marqura Ay u Wada Kulmeen Farxadda Cimriga iyo Murugada Waayaha (Muuqaal)
Nasiib darro ayaa qabsatay gabadha dharka xayaysiisa ee Reer Congo, xilli loo caleemo saarayay boqoradda Quruxda Afrika ee sanadkan 2018,…
Read More » -
arrimaha bulshada
Burus Weyn iyo Qeylo.. Xalwo Japanese Ah oo Dagaal Lagu Sameeyo (Muuqaal)
Magacaygu waa Mitsoo Naakaataanii, waxaan ahay maamulaha maqaaxida (Nakataniidoo) muddo 23-sano ah. Mochi waa qeyb ka mid ah dhaqanka Japan,…
Read More » -
Wararka
Dhacdooyinkii Adduunka ee Maanta Oo Kale “31 December”
Maanta oo taariikhda ku begantahay 31 December waa maalinta 365aad ee Sanadka waana maalinta ugu dambeysa ee sanadkaan 2018. Maanta…
Read More » -
Wararka
Dhacdooyinkii Adduunka ee Maanta oo Kale “30 December”
Maanta oo Taariikhda ku beegantahay 30 December waa maalinta 364aad ee sanadka, waxaana gabagabada sanadkaan sii idlaanaya ee 2018 naga…
Read More » -
Wararka
6 Qodob oo Lagu Gaaro Sareedada Guurka ee Jacaylka Iyo Farxadda Ku Dhisan (Muuqaal)
Guurka waxaa lagama maarmaan ah in uu noqdo mid ay lamaanuhu ku xasilaan inuu guuleystana laga wada shaqeeyo. Guurka farxadda…
Read More » -
arrimaha bulshada
Wiil Dhalinyaro ah oo Dhiig Ilmeeya … Natiijada Baaritaankii Lagu Sameeyay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabisay (Muuqaal)
Wiil dhalinyaro ah oo 22 jir ah ayaa dhakhaatiirta ka yaabiyay, kadib markii ay awoodi waayeen iney ogaadaan sababta uu…
Read More » -
arrimaha bulshada
Xuubka Caarada oo Si Dhammeystiran u Daboolay Jasiiraddan Griigga Ah (Muuqaal)
Muuqaal argagax badan, jasiiradda Aitoliko ee Griigga, waxaa gebi ahaanba daboolay xuubka caararada, laga bilaabo boorarkii jariidada, waddooyinkeeda iyo geedihii,…
Read More » -
Wararka
Dhacdooyinkii Aduunka ee Maanta oo Kale “29 December”
Maanta oo taariikhda ku beeganatahay 29ka December waa maalinta 363aad ee sanadka, waxaana sanadkaan sii idlaanaya ee 2018 naga xiga…
Read More » -
arrimaha bulshada
Haweenaydu Waa 65 Jir Ninkeeduna 80.. Dhacdaduna Waa Mid Naadir Ah (Muuqaal)
Haweenay India u dhalatay ayaa waxey noqotay hooyooyinka fara ku tiriska ah ee da’ weynida ku dhala, iyadoo 65 jir…
Read More »