arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Muuqaal: Arday Shiineys ah oo Biyaha Kulul u Bedelaya Ceeryaamo

Muuqaalka waxaa ka muuqda arday Shiineys ah oo ka tirsan dadka deggan magaalada (Jiyaajiidaaki) ee dalka Shiinaha, iyagoo sameynayay bandhig cajiib ah, biyo kulul ayay ku firdhinayaan hawada sare, xilli uu jawigu aad u qaboob yahay, halka biyihu uu isku bedelayo ceeryaamo ilbiqsi wax ka yahay.

Sida uu qoray website-ka Euronews, inta badan bandhiggan waxa uu suurtaggalaa xilliga heerkulku uu 30-darajo eber ka hooseeyo.

 

Goobjoog Edu

Related Articles

Close