arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Xuubka Caarada oo Si Dhammeystiran u Daboolay Jasiiraddan Griigga Ah (Muuqaal)

Muuqaal argagax badan, jasiiradda Aitoliko ee Griigga, waxaa gebi ahaanba daboolay xuubka caararada, laga bilaabo boorarkii jariidada, waddooyinkeeda iyo geedihii, meel walba waxaa daboolay caaracaaro xuubkeed.

Sida ay sheegtay shabakadda CNN ee dalka Mareykanka, xuubka caarocaaradu waxa uu daboolay meel waba oo jasiiradda Eetooliko ka tirsan, khubaro dhacdadan ka hadashay ayaa sheegay in xuubkaa goob kasta oo ka mid ah ay deegaan u tahay kumaan caarocaaro ah oo ku nool.

Jawiga kulul ee jasiiradda ayaa waxa uu kaalin ka qaataa inuu abuuro deegaan ku habboon oo caarocaaradu ku korto aadna u jeceshahay, waxey ka helshaa cuntooda ay ugu jeceshay ee Naamuuska ee ku badan goobaha kulul.

Goobjoog Edu

Related Articles

Close