WararkaWaxbarashada

Daawo: Samada oo Caaro Ay Ka Soo Da’ayso Gudaha Dalka Brazil

Kaamirooyinka muwaadin Brazil u dhashay ayaa soo qabatay ilbiriqsiyo kumanaan caarocaaro ah ay u muuqdaa iney samada ka soo dhaceen oo kale, laakiin xaqiiqadu sidaa wey ka duwaneyd, kumanaanka caarada ayaa uu shabaq u yaallay hawda sare oo isku bahaystay dabin weyn si ay cayayaan u ugaarsadaan.

Caarocaarada ah oo ka tirsan nooca Barawiksiya Bistiriyata, ayaa shabaq ku xirata hawada sare si ay u dabtaan cayaayaannada iyo shimbiraha yaryar.

Caarocaaradan ayaa xarkaha iskugu xirta si ay adag tahay in indhaha caadiga ah ay soo qabtaa, waxeyna u muuqdaan sidii iney samadu ku dhagtay oo kale.

Goobjoog Edu

 

Related Articles

Close