WararkaWaxbarashada

Xaggey Ku Taalla Caasimadda Barafuunka Adduunka (Muuqaal)

Gudaha Rifeera ee dalka Faransiiska waxaa ku yaalla deegaan qarniyadii dhexe aasaasamay oo weli ku dhaggan wax-soo-saar kaliya oo qalbiga ka daggay mudadii 300 ee sanno ee la soo dhaafay.

Waa magaalada Grasse, waa caasimadda (barafuunka) ee Adduun. waa magaalada udugga.

Si aad wax badan uga ogaato oo aad u dalxiisto caasimaadda Barafuunka aduunka, daawo muuqaalkan hoose:

Goobjoog Edu

Related Articles

Close