WararkaWaxbarashada

Dhageyso: Looma Sinna.. Arday Soomaaliyeed oo Ka Cabanaya Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Pakistan

Arday Soomaaliyeed oo wax ka barata dalka Pakistan ayaa ka cabanaya hannaanka ay u shaqeyso safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi.

Cali C/samad Maxamed oo ka mid ah ardayda wax ka barata Pakistan ayaa  Goobjoog u sheegay iney aad ugu adkaatay xiriirka safaaradda xilli uu doonayey gurmad caafimaad.

Ardayda Pakistan ku dhaqan waxaa lagu qiyaasaa in tiradoodu u dhaxaysaa 800
ilaa 1000 arday  oo intooda badani dhigta jaamacadaha kala duwan, tirade ardaydu waa xiligii ay ugu hooseeyeen laga soo bilaabo horaantii 1970kii ilaa maanta.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog Edu

Related Articles

Close