WararkaWaxbarashada

Cudur Gabar Japanese ah u Keenay Iney Maalin Walba Jacayl Goonni Ah Qaaddo (Muuqaal)

Gabar reer Japan ah ayaa maalin kasta waxey ku dhacdaa jacaylka lamaanaheeda ay u doonan tahay subax kasta marka uu waagu baryo, waxey u baraneysaa sida qof noloshooda ku cusub oo hadda un ay is barteen.

Website-ka Oddity Central ayaa sheegay in Maroyama oo hadda 24 jir ah ay shil gaari gaashay 9 bilood ka hor, kadib markii uu gaari uu ku dhacay iyadoo baaskiilad wadata, kadib wey miyirdabooneyd oo ay kooma gashay in muddo ah.

Markii ay koomada ka soo baxday qof qaraabadeeda ah ma aaney xasuusan oo xasuusteedii ayaa luntay, xitaa waxey illowday wiilkii ay u doonneyd ee Hawaayo oo muddo 2-sano iyo bar ah ay wada socdeen.

Hawaay oo 22-sano jir ah ayaa waxa uu doonayay oo uu ku dadaalayaa in mar labaad ay Maroyama ay xasuusteeda soo ceshato, laakii.

Goobjoog Edu

Related Articles

Close