Month: January 2019
-
arrimaha bulshada
Waa 81 Jir.. 60 Sano Ayey Ku Qaadatay Iney Hesho Hooyadeed oo 103 jir Ah (Muuqaal)
Hadda qof rajo ma ahi oo hooyo la’aan ah ma ah, waa Erayadaas ayay ku dhawaaqday haweenay 80-jir ah oo…
Read More » -
Wararka
Shirkad Shiineys ah oo Shaqaalaheeda Ku Abaalmarisay “Buur Lacag Ah” (Muuqaal)
Shirkad Shiineysa ah ayaa waxey soo hindistay waddo cajiib ah oo ay ku abaalmariso shaqaalaheeda oo shirkado badani ay ka…
Read More » -
arrimaha bulshada
Waadiga Qubuuraha ee Jasiiradda Sicily.. Kuma Dhacdid Inaad Booqato (Muuqaal)
Qubuuraha Necropolis de Pantalica ee Taariikhiga ah waxa uu ku yaallaa jasiiradda Sicily, waxa uu ka kooban yahay 5-kun oo…
Read More » -
arrimaha bulshada
Dalxiiska Dunida.. Jasiiraddan Dadku Waxey Ku Hadlaan Luqad Aan Erayo Lahayn (Muuqaal)
Dayfid, Hee?, Soo kac waa 7-dii subaxnimo, waa inaan xoolaha foofinnaa, , Haye waan soo socdaa, waan ku sugayaa. labadan…
Read More » -
arrimaha bulshada
Ma Aqbaleysaa Inaan Gabadhaada Noqdo?.. Farriin Saameyn Badan oo Canug Yar Ay U Dirtay Hooyadeed Ninka Qaba.. Daawo Falcelintiisa
Muuqaal saameyn badan ka dhilayay baraha bulsahda ayaa la arkayay canug yar oo ka codsaneysa hooyadeed ninka qaba inuu korsado.…
Read More » -
arrimaha bulshada
Falcelinta Sheekh Caan Ah oo Fanaanad Ay Guur Usoo Bandhigtay (Muuqaal)
Jawaabta sheekh caan ah uu gaarsiiyay fanaanad guur u soo bandhigtay ayaa guux badan ka dhalisay gudaha Algeria, arrintaas oo…
Read More » -
Wararka
Aadanaha oo Qura Uma Gaar Aha.. Xawaanku Wuu Yaqaannaa Sida Uu Laabta Isku Geliyo Marka Ay Baqdin Dareemaan Ama Ay Isku Hilowaan!(Muuqaal)
Salaanta is qooreynta ah ee laabta la is-geliyo waxey ka mid tahay qaababka ay aadanuhu ku muujiyaan jacaylka iyo kalgaceylka…
Read More » -
arrimaha bulshada
Ilma Yar oo La Raadinayay Muddo 14 Cisho Ah oo Maydkiisa Laga Helay Ceel 100 Mitir Ah oo Dhumucdiisu Ay Aad u Yar Tahay (Muuqaal)
Kooxda badbaadinta Spain ayaa Sabtidii helay maydka ilma yar oo labo sano jir ah oo ku dhacay ceel koonfurta Spain…
Read More » -
Wararka
Dhammaad Naxdin Badan oo Ay Ku Soo Gabagabowday Nolosha Ardayad Caafimaadka Barata oo u Dhimatay Lacag Hal-doolar Ka Yar Gudaha Ukraine
Ardayad caafimaadka barata oo u dhalatay dalka Ukraine ayaa nolosheeda si aad u murugo badan ay ku soo gabagabowday kadib…
Read More » -
Wararka
Arrimo Dumarka U Goonni Ah oo Aaney Raggoodu Xaq U Lahayn Iney Soo Farageliyaan (Muuqaal)
Labada ruux ee is qabtaa waxawalba wey wadaagaan, nolosha qoyska ee fayow waxey ku dhisan tahay run isu sheeg iyo…
Read More »