WararkaWaxbarashada

Haramacad Gaajeysan oo Soo Weeraray Tuulo Ku Taalla Gudaha India (Muuqaal)

Haramacad gaajeysan ayaa soo weeraray tuulada Lamba ee gudaha Jalandhar gudaha  ee dalka India, dadkii tuulada waxa uu ku beeray argagax.

Muuqaalka dhacdadan laga duubay ayaa muujinaya in haramacdku uu dadka deegaanka eryanayo muddo 12-saacadood ah inta aan la qaban ka hor oo aan kaynta dib loogu celin.

Haramacadkan waxaa dib loogu celiyay kayn la ilaaliyo, si halkaa ay ugu xanaaneeyaan maamulka kaymaha iyo duurjoogta India.

Goobjoog Edu

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close