arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Faafisay Jadwalka Imtixaanka Mideysan ee Sanad Dugsiyeedka 2018/2019

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka imtixaanka ardayda Fasaladda 12-aad ee Dugsiga Sare ee Sanadkaan 2018/19, ee gelidoona Imitixaanka Shahaadiga ah.

Sidoo kale, Wasaaradda Waxbarashada ayaa sheegtay in la diyaariyay oo mardhow ay ardayda la wadaagi doonto xarumaha imtixaanka ee Gobolka Banaadir.

Halkan Ka Akhriso Jadwalka:

Goobjoog Edu

Related Articles

Close