Uncategorized

Tirada Maalmaha Laga Soomayo Bishan Ramadaan oo Lagu Dhawaaqay

Dr Jaari al-Qaadi oo ah madaxa mah’adka waddaniga ee culuumta xidigaha ayaa ka hadlay Cilmi-baaris uu mac’hadkoodu sameeyey oo ku aaddan tirada maalmaha soonka bishan barakeysan Laga soomi doono sannadka.

Dr Jaari al-Qaadi oo ah madaxa mac’hadka waddaniga ah ee cilmi-baarista xidigaha ayaa sheegay in xisaabta xidigaha ee ay sameeyeen Saynisyahannada ay sheegayso in tirada maalmaha bishan Ramadaan ee sannadka Hijriga 1440 Laga soomayo ay tahay 29 cisho oo qura.

Si kastaba, dhalashada bishan Ramadaan iyo dhammaadkeedaba waxaa Lagu xaqiijiyaa in bisha La arko ama soddon cisho Laga dhammeysto.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2690272587696515&id=151271931596606

Goobjoog Edu

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close