UncategorizedWararkaWaxbarashada

Maxkamadda Sare ee Dalka oo Wasaaradda Waxbarashada u Ogolaatay Iney Xiri Karaan Baraha Bulshada

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa ka hadashey qorshihii ahaa in la xirayo baraha bulshada inta uu socdo imtixaanka guud shahaadiga ah, kaasi oo ka socda intake badan gobollada dalka.

Wasaaraddu waxey soo bandhigtay warqad kasoo baxday maxkamadda sare oo loogu ogolaanayo iney xiri karaan baraha bulshada.

Halkan hoose ka akhriso qaraarkaa maxkamadda ee Lagu ogolaanayo in baraha bulshada Lagu xayiri Karo inta uu imtixaanku socdo.:

Goobjoog Edu

Related Articles

Close