Month: July 2019
-
Uncategorized
Itoobiya oo Jabisay Record Caalami ah oo U Yaallay Dhir Beeridda .. Labo Bilood Gudahood Ayaa Waxaa U Qorsheysan Iney Beeraan 4 Bilyan oo Geed
Itoobiya ayaa waxey jabisay record horey u yaalla oo ku aaddanaa beeridda geedaha, waxey beereen 200-milayan oo geed muddo 12-saacadood…
Read More » -
arrimaha bulshada
Haweenay Ninkeeda Ku Edbisay Diyaarad Dhexdeed Kadib Markii Ay Aragtay Isagoo Dumar Kale Indhaha Ka Buuxsanaya (Muuqaal)
Waxaa dib loo dhigay safar duulimaad oo ay ku galeysay shirkad duulaaam oo u kala gooshaysay Miyaami iyo Los Anjalis,…
Read More » -
Uncategorized
Hees Darteed.. Aroos Ka Dhacay Dowlad Carbeed oo Dhiig Badani Uu Ku Daatay (Muuqaal)
Xaflad aroos ayaa mar qura isku bedeshay goob dhiig badan ku daatay, waxaa dhintay saddex qof, halka saddex kalena ay…
Read More » -
arrimaha bulshada
Eegmada Kalgacaylka leh iyo Dhoollacaddeynta Ka Sokow.. 4 Calaamadood oo Kuu Sheegaya Inaad Ku Nooshahay Qiso Jacayl oo Dhab Ah (Muuqaal)
Jacaylku waa dareenka ugu wanaagsan ee ay lamaane wadaagaan, xilliyada qaar waxaa dhici karta in sannooyin badan kadib aad ogaato…
Read More » -
Uncategorized
Waa Goob Muqaddas Ah Aragtida Dadka Deegaanka.. Arag oo Ka Bogo Goobta Uu Ku Yaallo Godkii Ay Galeen “Asxaab al-Kahfi” (Muuqaal)
Wax badan ayaan maqalnay sheekada Asxaab al-Kahf oo ay inoo sheegeen dadka inagu hareeraysan iyo culumada aqoonta u leh, waxaana…
Read More » -
Uncategorized
Dhacdo Murugo Leh oo Shabbahda Tan Aflaamta oo Ka Dhacay Airport Ku Yaalla Dalka Masar (Muuqaal)
Haweenay rakaab ah oo xanuunsan oo ku sugneyd dalka Mareykan ayaa ku adkeysatay in waddankeeda dib ay ugu laabato, iyadoo…
Read More » -
Uncategorized
Wiil Dhalinyaro Ah oo Maseyr Dartii u Cunay Maskaxda Saaxiibtii Gudaha Mareykanka! (Muuqaal)
Gobolka Indiana ee dalka Mareykanka ayaa waxaa gilgilay faldambiyeed argagax badan oo ay ku nafweyday haweenay 46-jir ah, qofka la…
Read More » -
Uncategorized
Marka Aad Iska Iibineyo Shay Agtaada Qaali Ku Ah Ka Iibi Qof Qiimihiisa Yaqaanna oo Si Wanaagsan u Daryeeli Kara.. Oday Gaarigiisii Dib u Ceshaday Sanadguuradiisii 100aad! (Sawirro)
Marka aad iibineyso shay qaali kugu ah, kuma fakaraysid oo qura cidda lacagta ugu badan kaa siisata, ee waxaad si…
Read More » -
Uncategorized
4 Talo oo Ku Aaddan Sida Loola Dhaqmo Ubadka Marka Ay Hooyada iyo Aabuhu Kala Tagaan
Kala Tagga Kadib… 4 Talo oo Muhiim u Ah Sida Loola Dhaqmo Caruurta Lamaanaha qaarkood waxey ku khasan yihiin iney…
Read More » -
Uncategorized
Dakhligeeda Billaha ah Waa 3 Milayan oo Dolar.. Gabar Yar oo Guri Ku Iibsatay 8-milyan oo Dolar!(Muuqaal)
Gabar yar oo Kuuriya u dhalatay oo da’deedu tahay 6 sano jir kun caan ah naaneysta ah Boram, ayaa waxey…
Read More »