Uncategorized

Wiil Dhalinyaro ah oo Sawrkiisa Laamiga Suray Si uu U Helo Jacayl Dhab Ah oo Nolosha La Wadaagta (Muuqaal)

Braden Sharp, waa caalim dhanka data-da ku takhasusay, in muddo ah ayuu ku taamayay oo uu doonayay inuu mar un ay u suurtagasho uu kirayso tabeello meel waddo ah oo ay dadku aad u adeegsadaan si loogu dhajiyo xayaysiinta uu rabo, ugu dambeyn u gaaro yoolkiisa ah inuu maalin maalmaha ka mid ah helo jacayl dhab ah.

Bishii Juun ayey u suurtagashay inuu iibasado labo tabeello oo mid loogu dhajiyay wadada ay maraan gawaadhida xawaaraha ku socoda ee gobolka Yuuta, halka dadka wadada marayaa ay ku dhiiranayaan iney la kulmaan oo ay ballan la yeeshan, dabcan waa qofkii daneynaya oo tabeelluhu soo jiito.

Ogeysiiska ku qoran boorka waa mid aan ka badbadis ahayn, marka loo barbardhigo tabeelle uu bishii May magaalada Soltil Liik uu kusoo dhajiyey shaqsi milyaner ah oo calaf doon ahaa oo loo arkay in waxa ku qoran ay ka badbadis ahaa yeen.

Wiilkan dhalinyarada ah ayaa falcelinnada bulshada ka soo gaaray ay aad u farxad gelisay, waa wiil dhalinyaro ah oo shaqeystay waxa uu doonayaa oo qura waa inuu helo jacayl dhab ah oo noloshiisa inta ka dhiman la qeybsata.

Wiilkan dhalinyarada ah ayaa astaamihiisa waxaa ka mid ah inuu yahay caalim dhanka datada ku takhasusay, kataaradda musica ayuu aad u yaqaanna, waxa uu jecel yahay oradka iyo akhriska, sidaas oo kale waxa uu jecel yahay inuu dhageyso musica kalsikada ah.

Laakiin arrintani kama dhign inuu yahay qof dhammeystiran, isbuucii maalin dhammeystiran ayaan la arkin oo waxa uu u jilib xirtaaa daawashada musalsal uu jecel yahay oo la yiraahdo “lord of the Rings”, waxa uu sheegay in saaxiibtiisa mustaqbalka uu ku casuumi doono marka ay rabto laakiin aaney ku khasbaneyn iney la daawato.

Wiilkan dhalinyarada ah ayaa tijaabooyin hore u soo maray, laakiin qaarkood wey ka fashilmeen, maadama astaamihii uu rabay ay is keeni waayeen iyo kuwii uu lamaantiisa ku arkay.

Mar laga wareystay boorarkiisa ayaa waxa uu sheegay: “Markii hore waxaan u haystay in dadku ay ku qosli doonaan boorkiisa oo ay iska ag mari doonaan iyagoo wax dan iyo heelo ah aan ka gelin, laakiin dhab ahaan sidii aan rabay ayay waxwalba u socdaan.”

Goobjoog Edu

Related Articles

Close