Uncategorized

Shimbir Si Wanaagsan u Yaqanna Qoob Ka Ciyaarka… 14 Nooc oo Music ah Ayuu Si Yaab Badan Ula Jaanqaada! (Muuqaal)


Mahaa markii ugu horreysay ee uu ciyaarayo shimbirkan “Sanobal”, waa shimbir Kokato-Kabreetii curfi ahaan oo laqaanno.

Muddo 10-sano ah oo daraasad lagu sameeyay habka uu u ciyaaro, ayaa cilmibaarayaashu ay sheegeen in shimbirka baqbaqaaqa la yiraahdo oo nooca shimbirkan uu ka tirsan yahay ay u suurtagal tahay inuu ciyaartiisa u goonnida ah sameysto oo qaab goonni ah uu qoob ka ciyaarka u sameysto.

Shimbirka “Sanobaal” markii ugu horreysay waxaa la arkay sanadkii 2007, kadib markii uu ku ciyaaray heesta “Everybody ” ee kooxda fanka ee Bakstreet Buwes.

Halkan Hoose Ka Daawo Warbixinta oo Dhammeystiran:

Goobjoog Edu

Related Articles

Close