Uncategorized

Xayawaan Korso ama Sportska Ciyaar… Talooyin ku Aaddan Habka Dib-u-Kabsashada Marka Uu Jacayl Kaa Fashilmo (Muuqaal)


Aadanuhu waxa uu dareemaan murugo iyo iney noloshu ka istaagtay marka ay kala dhaqaaqaan lamaane ay is-jeclaayeen ama ay is qabeen, arrintaas oo mashaakil farabadan oo bulsho ama mid mihnadeed u soo jiidda, si hadaba aadan u sii dhibaatoon noloshana aad si caadi ah ula qabsato, waxaa waajib kugu ah aadanaha inaad raacdo talooyinka qaar aan ku ogaan doonno warbixinta soo aaddan,  waa sida uu qoray websiteka “WikiHow

Talooyin ku aaddan kala tagga kadib

-Qofka waxaa waajib ku ah inaad sportska ciyaaro oo aad xasillooni u diyaarisay, sida; daliig iyo inaad barbaariso xayawaan dad joog ah iyo inaad ciyaarto sportska Yogaha.

-Dareenkaaga kala hadal saaxiibkaa/saaxiibtaa, si aad u nafisto, oo aad uga taqaluusto xanuunka aad qalbiga ka dareemayso.

-Waqtigaaga qaar ka mid ah la qaado qoyskaaga iyo saaxiibadaa, dalxiis beeraha loo daawashada tago, ama safar dibadda ah aad si aad u dareento xasillooni gudaha ah oo aad iskaga mashquuliso fikirka wixii dhacay.

– Ka taqaluus waxwalba oo ku saabsan xasuustii hore, haddii ay yihiiin sawirro, numberka taleefoonkiisa, hadiyado iyo waxyaabo kale..

-Halkan waxaa lagu talinayaa inaad in muddo ah ka yara gaabsato baraha bulshada, si aad uga fogaato waxwalba oo xasuustii hore ku saabsan oo dib kuugu celin kara waayihii aad ka gudubtay ee aada lamaanahaagii ku kala dhaqaaqdeen.

Goobjoog Edu

Related Articles

Close