Uncategorized

“6,935” Arday oo Ku Dhacday Imtixaankii Midaysnaa ee W/Waxbarashada XFS

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa  shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee Dugsiga Sare, iyadoo sanadkan ay imtixaaka ku dhaceen 6,935 oo arday oo wiilal iyo gabdho iskugu jira.

Wasiirka wasaaradda waxbarasahda dowladda Federaalka Cabbullaahi Goodax Barre oo la hadlayey Telefishinka Qaranka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin tirada ardayda ku gudubtay imtixaanka, ardayda dhacday iyo 10-ka arday ee kaalimaha ugu horreeya ka galay imtixaanka sanadkan.

Wasiir Googax ayaa sheegay in ardayda 10-ka ah ee kaalmaha koowaad u u gashay ardayda in dowladda Soomaaliya ay siin doonto deeq waxbarasho.

Halkan hoose ka akhriso: magacyada 10-kii arday ee kaalmaha koowaad u gashay:

Goobjoog Edu

Related Articles

Close